1/3
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 0
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 1
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir screenshot 2
Tafsiirka Quranka Sh. Dirir Icon

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Somali Islamic Library
Trustable Ranking IconTrusted
1K+Downloads
11.5MBSize
Android Version Icon5.1+
Android Version
2.0(21-03-2022)Latest version
1.0
(1 Reviews)
Age ratingPEGI-3
Download
DetailsReviewsVersionsInfo
1/3

Description of Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

Bismillahi Raxmaani Raxiim,

Waxaa marka hore mahad leh allah subxaanahu wa tacaalaa, oo inoo sahlay in aan manta inta afka soomaaliga ku hadasha udiyaarinay Application-kan casriga ah oo aad kaheli karto tafsiirka qur’anka oo afsoomali ah ee codka Sh.Maxamed Dirir ilaahay ajar iyo xasanaad ha kasiiyo.

Waxaan ku dadaalnay in application-kan inuu noqdo mid fudud isticmaalkiisa hadana si casriyaysan u samaysan oo uu qof waliba kaheli karo wax waliba uu u baahnaan karo si uu tafsiirka qur’aanka u dhagaysto.

Astaamaha uu leeyahay application-kan

1. In aad suurada aad rabto ka dooran karto liistiga.

2. In aad aayada aad rabto dooran karto.

- taa waxay kuu fududeynaysaa xitaa adigo quraan iska akhrinaya ama dhagaysanaya hadaad is waydiiso ayaad kamidah quraanka, inaad aad dooran karto suurada iyo aayada oo markiiba aad tafsiirkeedii dhageesan karto.

3. In aad qaari’a aad rabto dooran karto waxaa hada ku jira Saddex Qaari’ oo ay kala yihiin Sh.c/raxamaan alsudais, Sh.Mishary Alcafaasi iyo Sh.Sacad Alghamdi.

4. In Marka aad suurada,aayada iyo Qaari’a aad doorato markiiba waxaa isfuraya kitaabka quraanka meesha ay kaga beegantahay doorashadaadii, si adigoo dhagaysanaya tafsiirkii aayadana kitaabka uga aragto.

5. In aad calaamadaysan karto meel alla meesha aad ku joojiso, taasoo kuu fududeyneysa in aad dib uga bilaabato meesha aad ku joojisay.

6. Hadii mobilke kugu soo dhaco adigoo tafsiirka kuu socdo markiiba codka tafsiirku wuu istagayaa marka aad call-ka iska jartid wuxuu markiiba kabilaabmayaa halkii uu ku istaagay adigoon waxba taaban.

7. Adigoo codka tafsiirka dhagaysanaya mobilkaaga applicationo kale waad furan kartaa oo waad isticmaali kartaa.

8. Qari’iin cusub

9. Turjumaadka quranka luqada Ingriiska oo aan ugu tala galnay Somalida dibada ku soo kortay inay ka faaidaan.

10. Waxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah, qaybtaas oo aad

a. Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidi karto, waxaad dooran kartaa maalmaha aad rabto ama qaddarka aad maalintii akhrin karto sii aad u khatinto quraanka kariimka

b. Waxaad kaloo sameesan kartoo xusuusin ama “Alarm” wakhti xadidan oo ah wakhtiyada kugu haboon oo aad quraanka ku akhrin/dhagaysan karto

c. Waxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya tafsiirka quraan sh.dirir

Features-kan oo aan rajaynayno inaan kuligeen kawada faa’idno.

InshaAllah wakhtiga soo socda waxyaabo kale ayaan ku soo dari doonaa.

Mahadsanidiin.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir - Version 2.0

(21-03-2022)
Other versions
What's newQari’iin cusubTurjumaadka quranka luqada IngriisigaWaxaan ku soo Darnay qayb cusub oo “Khatmo” ah Ku khatmi karto quraanka kariimka oo dhan mudo aad adiga xadidan kartoWaxaad kaloo sii dooran kartaa hadii aad rabto inaad quraanka ku khatinto akhris ahaan kaliya ama adigoo dhagaysanaya Tafsiirka Sh.dirir

There are no reviews or ratings yet! To leave the first one please

-
1 Reviews
5
4
3
2
1
Info Trust Icon
Good App GuaranteedThis app passed the security test for virus, malware and other malicious attacks and doesn't contain any threats.

Tafsiirka Quranka Sh. Dirir - APK Information

APK Version: 2.0Package: com.tafsiirka.qurantranslation
Android compatability: 5.1+ (Lollipop)
Developer:Somali Islamic LibraryPrivacy Policy:https://www.privacypolicygenerator.info/live.php?token=cZ0GQINchB4Vh2xkhPXtKkMZhknNp1WFPermissions:11
Name: Tafsiirka Quranka Sh. DirirSize: 11.5 MBDownloads: 25Version : 2.0Release Date: 2022-03-21 13:40:07Min Screen: SMALLSupported CPU:
Package ID: com.tafsiirka.qurantranslationSHA1 Signature: 1D:34:6C:37:66:9D:1B:B7:28:13:B9:B4:C4:CE:50:3E:5E:08:8C:BCDeveloper (CN): AndroidOrganization (O): Google Inc.Local (L): Mountain ViewCountry (C): USState/City (ST): California

Latest Version of Tafsiirka Quranka Sh. Dirir

2.0Trust Icon Versions
21/3/2022
25 downloads11.5 MB Size
Download

Other versions

1.0Trust Icon Versions
3/9/2021
25 downloads10.5 MB Size
Download

Apps in the same category

You may also like...